{"id":418537,"date":"2020-05-05T13:08:05","date_gmt":"2020-05-05T10:08:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418537"},"modified":"2020-05-05T13:38:49","modified_gmt":"2020-05-05T10:38:49","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-guddiga-qaran-ee-xakameynta-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-guddiga-qaran-ee-xakameynta-covid-19\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha XFS oo la kulmay guddiga Qaran ee xakameynta Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka\u00a0 ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta\u00a0 iyo ka hortagga\u00a0 Cudurka COVID-19 oo looga hadlay ballaarinta adeegga sheybaarka Coronavirus, maadaama ay kordheen kiisaska cudurka COVID-19, ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka waxaa diirada lagu saaray\u00a0 heerka diyaarinta isbitaalka Martiin-2 oo geba-gebo maraya si loo helo adeeg caafimaad oo taya leh oo isku jira isbitaalo qalab iyo dawo.<\/p>\n<p>dhanka kale guddiga ayaa ka hadlay sidIi magalada Beledwayne loogu diri lahaa Injineero qiimeyn ku sameeya dhulka jilicsan ee laga cabsi qabo in uu wabiga ka fataho.<\/p>\n<p>Shirka Guddiga qaran ee ka hortagga Cudurka\u00a0 COVID-19 ayaa\u00a0 habeen walba u dhaca si caadi ah iyadoo la isticmaalayo Mareegta dhinaca internetka.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka\u00a0 ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta\u00a0 iyo ka hortagga\u00a0 Cudurka COVID-19 oo looga hadlay ballaarinta adeegga sheybaarka Coronavirus, maadaama ay kordheen kiisaska cudurka COVID-19, ee Soomaaliya. Shirka waxaa diirada lagu saaray\u00a0 heerka diyaarinta isbitaalka Martiin-2 oo geba-gebo maraya si loo helo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418537","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418537"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418537\/revisions\/418542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}