{"id":418531,"date":"2020-05-05T12:37:38","date_gmt":"2020-05-05T09:37:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418531"},"modified":"2020-05-05T15:08:20","modified_gmt":"2020-05-05T12:08:20","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-soo-saaray-miino-lagu-aasay-inta-u-dhaxeeysa-oowdheegle-iyo-km-50","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-soo-saaray-miino-lagu-aasay-inta-u-dhaxeeysa-oowdheegle-iyo-km-50\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo soo saaray Miino lagu aasay inta u dhaxeeysa Awdheegle iyo KM-50"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen\u00a0 Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50. ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay kooxaha argixisada Al-Shabaab\u00a0 \u00a0ku aaseen dhul ballaran oo horay cadawga\u00a0 looga saaray.<\/p>\n<p>Howl-galkaan Lagu bur buriyay Muniiyinka ayaa waxaa sameeyay ciidamo ka tirsan ururka 66-aad ee Guutada 14 octobar ee Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed ee jooga deegaankaas.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gashaanle Axmed Maslax Xuseen oo la hadlay Warbaahinrta qaranka ayaa faah faahiyay howl-galkaan\u00a0 lagu fashiliyay kooxaha Argixisada.<\/p>\n<p>Ciidanka Xooga Dalka ayaa howl-gallo lagu baacsanayo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka waday guud ahaan dalka waxaana Gobolka shabeellah hoose howl-gallo ay ka sameeyeen ay kala wareegeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolkaasi iyagoo qasaaro xoogan gaarsiiyay kooxda nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen\u00a0 Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50. ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay kooxaha argixisada Al-Shabaab\u00a0 \u00a0ku aaseen dhul ballaran oo horay cadawga\u00a0 looga saaray. Howl-galkaan Lagu bur buriyay Muniiyinka ayaa waxaa sameeyay ciidamo ka tirsan ururka 66-aad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417600,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418531","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418531"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418531\/revisions\/418544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}