{"id":418476,"date":"2020-05-04T11:46:51","date_gmt":"2020-05-04T08:46:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418476"},"modified":"2020-05-04T15:37:22","modified_gmt":"2020-05-04T12:37:22","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-kala-wareegay-gudiga-wacyi-galinta-qaran-qalab-looga-gaashaanto-coved-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-kala-wareegay-gudiga-wacyi-galinta-qaran-qalab-looga-gaashaanto-coved-19\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo kala wareegay gudiga wacyi galinta qaran qalab looga gaashaanto coved-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir \u00a0ayaa Maanta kala wareegay gudiga wacyi galinta heer qaran qalab looga gaashaanto coved-19 oo ay ku Deeqeen Haween soomaaliyeed oo ay wakiil ka tahay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka qaran xaliima ismaaciil (Xaliima yareey)<\/p>\n<p>Munaasabada qabalabka lagu wareejiyay waxaa goobjog \u00a0ka ahaa masuuliyiin ka mid ah maamulka gobolka Banaadir iyo xubno ka socday gudiga wacyi galinta heer qaran.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Basmo Caamir Shaqkeeti ayaa ka gudoontay qalabka ka hortaga caafuqa faafa ee COVID 19 gudiga wacyi galinta heer qaran oo dadaal ballaran \u00a0ugu jira ka hortaga cudurka ka inta \u00a0uusan ku faaafin bulshada dhaxdeeda.<\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee qaranka Xaliimo ismaaciil ibraahim (Xaliimo yareey) ayaa sheegtay inay sii wadayaan dadaalada lagu xakeynayo cudurkaan qatarta ah ee karoona Feyrus.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">\u201cWaan sii wadeynaa ka qeyb-qaadashada howlaha looga hortagayo cudurkaan safmareenka ah ee Covid-19 oo Qatar ku ah bulshadeyna Soomaaliyeed\u201dsidaas waxaa yiri gudoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka (Xaliimo Yareey)<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ahna guddoomiyaha guddiga qaranka ee la tacaalida iyo ka hortaga cudurka Karoona Feyrus ayaa sheegay in qalabkaan afka lagu xerto uu muhiim uyahay xakameynta cudurka safmareenka ah ee Karoona feyrus.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-418482\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-1-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"425\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-1-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-1-1.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-418484\" style=\"font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"628\" height=\"418\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F2.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 628px) 100vw, 628px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-418483\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/F-3.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir \u00a0ayaa Maanta kala wareegay gudiga wacyi galinta heer qaran qalab looga gaashaanto coved-19 oo ay ku Deeqeen Haween soomaaliyeed oo ay wakiil ka tahay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka qaran xaliima ismaaciil (Xaliima yareey) Munaasabada qabalabka lagu wareejiyay waxaa goobjog \u00a0ka ahaa masuuliyiin ka mid ah maamulka gobolka Banaadir iyo xubno ka socday gudiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418481,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418476"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418500,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418476\/revisions\/418500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}