{"id":418468,"date":"2020-05-04T11:00:48","date_gmt":"2020-05-04T08:00:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418468"},"modified":"2020-05-04T11:05:36","modified_gmt":"2020-05-04T08:05:36","slug":"wabiga-shabelle-oo-ku-fatahay-tuulooyin-hoostaga-magalada-joowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wabiga-shabelle-oo-ku-fatahay-tuulooyin-hoostaga-magalada-joowhar\/","title":{"rendered":"Wabiga Shabelle oo ku fatahay tuulooyin hoostaga magalada Joowhar."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyey agagaarka magaalada Jowhar ee caaamimada maamul goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Wabiga ayaa ku fatahay tuulooyin dhowr oo hoostaga magaaladaasi, iyadoona ay isaga barakaceen qoysaskii daganaa tuulooyin ku yaala jiinka wabiga.<\/p>\n<p>Tuulooyinka uu wabiga ku fatahay ayaa waxaa ka mid ah \u00a0Muriyaale, Lamawaab, Buulo Bishaar, Gaafaay, Timire, Magadley, Raqayle, Dayma Same,\u00a0 Raqayloow, Buurdheere, Xaanshooley, Geedo Barkaan, iyo Buur Fuule oo dhamaan hoostaga\u00a0 magalada Jowhar.<\/p>\n<p>Cabsida laga qabo biyo farabadan ee uu wado wabiga shabeele ayaa ku qasabtay qooysas\u00a0 tuulooyinkaas daganaa \u00a0in ay guryahooda ka cararaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-418471\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/labmo2-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"609\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/labmo2-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/labmo2.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 609px) 100vw, 609px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-418472\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/lamo-1-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"809\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/lamo-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/lamo-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyey agagaarka magaalada Jowhar ee caaamimada maamul goboleedka Hirshabelle. Wabiga ayaa ku fatahay tuulooyin dhowr oo hoostaga magaaladaasi, iyadoona ay isaga barakaceen qoysaskii daganaa tuulooyin ku yaala jiinka wabiga. Tuulooyinka uu wabiga ku fatahay ayaa waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418469,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418468","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418468"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418468\/revisions\/418475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}