{"id":418378,"date":"2020-05-03T10:44:03","date_gmt":"2020-05-03T07:44:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418378"},"modified":"2020-05-03T10:44:36","modified_gmt":"2020-05-03T07:44:36","slug":"r-wasaare-khayre-oo-guddoomiyay-shirka-guddiga-qaran-ee-ka-hor-tagga-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-guddoomiyay-shirka-guddiga-qaran-ee-ka-hor-tagga-covid-19\/","title":{"rendered":"R\/ Wasaare Khayre oo guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hor tagga covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Ra\u2019iisul Wasaara Xukuumadda\u00a0 Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hortagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada loogu jiro ka hortagga Cudurka COVID-19 iyo Gurmadka deegaannada ay saameeyeen daadadka Roobabka iyo fatahaadaha Wabiyada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali\u00a0 Kheyre ayaa Xubnaha Guddiga oo u badan Golaha Wasiirada ku amray in la isku dhinac wado dadaallada xakameynta faafitaanka COVID-19 iyo gurmadka loo sameynayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha ka dhashay wabiyada iyo roobabka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa xilligaan waxaa ay wajaheysaa xaalado adag oo ka dhashay Cudurka Coronavirus oo Soomaaliya kiisas badan laga helay iyo fatahaadaha ka dhashay wabiyada iyo roobabka Magaalooyinka,Khardho, Baardheere iyo Magaalooyin kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Ra\u2019iisul Wasaara Xukuumadda\u00a0 Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hortagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada loogu jiro ka hortagga Cudurka COVID-19 iyo Gurmadka deegaannada ay saameeyeen daadadka Roobabka iyo fatahaadaha Wabiyada. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali\u00a0 Kheyre ayaa Xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":418379,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418381,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418378\/revisions\/418381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}