{"id":418358,"date":"2020-05-02T13:22:33","date_gmt":"2020-05-02T10:22:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418358"},"modified":"2020-05-02T13:22:33","modified_gmt":"2020-05-02T10:22:33","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-dhiirrigaliyay-howlwadeennada-caafimaadka-ee-isbitaalka-martiini","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-dhiirrigaliyay-howlwadeennada-caafimaadka-ee-isbitaalka-martiini\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo  dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee  Isbitaalka Martiini"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Sadik Warfa ayaa maanta booqday isbitaalka Martini oo loo asteeyay in lagu daweeyo bukaanada uu soo rito fayruska faafa ee Covid -19.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso sida ugu habboon, uguna dhaqsaha badan ee loo xakameeyo cudurka Covid-19 , wuxuuna ku dhiirrigaliyay Shaqada ay qaranka iyo Bulshada u hayaan howlwadeennada Caafimaadka.<\/p>\n<p>\u201cShaqaalaha Rayidka ee Dowladda waxay xoojinayaan doorkooda la dagaallanka Covid-19 . Maanta waxaa idin ku soo biiray darawalo ku biiraya howlaha 24 saac ka socda isbitaalka, oo ka xeyn doonaa gaadiidka gurmadka deg dega ah.\u201d ayuu yiri Wasiir Sadiq Xirsi Warfa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-418359\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-418360\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/SHAQA-2.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Sadik Warfa ayaa maanta booqday isbitaalka Martini oo loo asteeyay in lagu daweeyo bukaanada uu soo rito fayruska faafa ee Covid -19. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso sida ugu habboon, uguna dhaqsaha badan ee loo xakameeyo cudurka Covid-19 , wuxuuna ku dhiirrigaliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418359,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418358","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418358"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418358\/revisions\/418363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}