{"id":418271,"date":"2020-04-30T17:02:38","date_gmt":"2020-04-30T14:02:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418271"},"modified":"2020-04-30T17:02:38","modified_gmt":"2020-04-30T14:02:38","slug":"wasaaradda-awqaafta-xfs-oo-deeq-raashin-ah-uqeybisay-macalimiinta-iyo-imaamyada-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-awqaafta-xfs-oo-deeq-raashin-ah-uqeybisay-macalimiinta-iyo-imaamyada-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Awqaafta XFS oo deeq Raashin ah uqeybisay Macalimiinta iyo Imaamyada Muqdisho+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq Raashin ah u qeybisay qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada Qr\u2019aanka iyo Imaamyada Masaajida ee Magaalada Muqdisho taasi oo loogu talagaly bisha Barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Deeqdaan ayaa waxa ay ka timid Hay\u2019adda Bisha CAS Turkiga iyadoo maanta ay Wasaaradda Awqaafta \u00a0ay ka qeyb-bisay Masajidka isbaaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalkad Soomaaliya Cismaan aadan Dhuuboow ayaa uga mahadceliyay Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga waxaana uu intaa ku daray in xilligaan lagu jira uu yahay mid ka duwan marxadahii hore maadaama uu dalka la tacaalayo Cudurka Karoona \u2026Cod<\/p>\n<p>\u201dWaxaan uga mahadcelinayaa Hay\u2019adda Bisha Cas deeqda ay nasoo garsiisay si aan imaamyadda iyo Macalimiinta Duqsiyafa Qur\u2019aanka qaarkood aan u siino afurin madaama uu dalka saameeyay cudurka Covid-19 iyo sidoo kale bisha Barakeysan ee Ramadaan\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirku waxaa uu u digay dadka wax kusoo qaato inay u gurmanayaan dadka danyarta ah ee aanan sidii loogu talagalay u gaarsiinin deeqaha ay soo qadaan waxaana uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono cidii lagu helo falkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan udigayaa dadka wax kusoo qaata inay dadka danyarta ah u gargaarayaan hadane aan sidii loogu talagalay u gaarsiinin laguna helo falkaasi foosha xun sharciga la horgeyn doono\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.bmp\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418272\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><\/a> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418273\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_00_27_02.Still017-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418274\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_00_34_09.Still015-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418275\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_00_44_24.Still014-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418276\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_00_57_13.Still013-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418277\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_01_09_10.Still012-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418278\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_01_20_16.Still011-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418279\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Sequence-06.00_01_29_22.Still009-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq Raashin ah u qeybisay qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada Qr\u2019aanka iyo Imaamyada Masaajida ee Magaalada Muqdisho taasi oo loogu talagaly bisha Barakeysan ee Ramadaan. Deeqdaan ayaa waxa ay ka timid Hay\u2019adda Bisha CAS Turkiga iyadoo maanta ay Wasaaradda Awqaafta \u00a0ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418273,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418271","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418280,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418271\/revisions\/418280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}