{"id":418254,"date":"2020-04-30T10:07:50","date_gmt":"2020-04-30T07:07:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418254"},"modified":"2020-04-30T12:46:22","modified_gmt":"2020-04-30T09:46:22","slug":"dowladda-soomaaliya-iyo-saaxiibbada-caalamka-oo-shir-muhiim-ah-ka-yeeshay-arrimaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-iyo-saaxiibbada-caalamka-oo-shir-muhiim-ah-ka-yeeshay-arrimaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya Iyo Saaxiibbada Caalamka oo Shir muhiim ah Ka Yeeshay Arrimaha Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane <a href=\"https:\/\/twitter.com\/HassanAKhaire\">Xasan Cali Khayre<\/a>\u00a0iyo mas\u2019uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka, ayaa qadka Internet-ka ku yeeshay kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlay Arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga dooday horumarka ay ku tillaabsatay dowladda Soomaaliya, caqabadaha jira iyo tillaabooyinka xiga ee dib-u-kabashada dalka.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre waxuu sheegay in hoggaanka dalka ay ka go\u2019antahay dib-u-habeynta hey\u2019adaha dowladeed, in lagu taagnaado wadada dib-u-kabashada dhaqaalaha iyo in lagu geeleysto Soomaaliya nabad iyo barwaaqo ah.<\/p>\n<p>Dhammaan mas\u2019uuliyiinta ka qayb galay kulanka ayaa ballan qaaday in sii wadayaan taageerada dowladda Soomaaliya ay la garab taaganyihiin si loo gaaro himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre\u00a0iyo mas\u2019uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka, ayaa qadka Internet-ka ku yeeshay kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlay Arrimaha Soomaaliya. Kulanka ayaa looga dooday horumarka ay ku tillaabsatay dowladda Soomaaliya, caqabadaha jira iyo tillaabooyinka xiga ee dib-u-kabashada dalka. Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418254"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418258,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418254\/revisions\/418258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}