{"id":418235,"date":"2020-04-29T12:12:54","date_gmt":"2020-04-29T09:12:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418235"},"modified":"2020-04-29T12:27:39","modified_gmt":"2020-04-29T09:27:39","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-cusub-ee-maamulka-iyo-maaliyadda-gobolka-banaadir-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-cusub-ee-maamulka-iyo-maaliyadda-gobolka-banaadir-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka Cusub ee Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir oo Xilka La wareegay"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa\u00a0 maanta xilkiisa kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iiman iyadoo uu goob joog\u00a0 ahaa Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim dheere.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir\u00a0 ayaa ka qeeygalay munaasabda xil-wareejinta<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa\u00a0 u magacaabay \u00a0Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iiman ka dib wareegto xilka looga qaaday\u00a0 gudoomiyihi hore Ibaarim dheere.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa\u00a0 maanta xilkiisa kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iiman iyadoo uu goob joog\u00a0 ahaa Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim dheere. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418236,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418235"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418235\/revisions\/418241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}