{"id":418227,"date":"2020-04-29T12:09:47","date_gmt":"2020-04-29T09:09:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418227"},"modified":"2020-04-29T12:33:45","modified_gmt":"2020-04-29T09:33:45","slug":"agaasihii-madbacadda-qaranka-axmed-faarax-gaatamoow-oo-lagu-aasay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasihii-madbacadda-qaranka-axmed-faarax-gaatamoow-oo-lagu-aasay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamoow oo  lagu aasay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Meydka Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Aska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta iyo ehelka marxuunka geeriyooday.<\/p>\n<p>Madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda warfaafinta oo uu la soo shaqeeyay mudo dheer\u00a0 Axmed Faarx Gaatamoow \u00a0Agaasimihi madbacada qaranka ayaa ku sifeeyay in uu ahaa shaqsi afgaaban oo laga nabad galo.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Axmed Faarax Gaataoow\u00a0 ayaa ka soo shaqeeyay warbaahinta\u00a0 gaarka loo leeyahay sidda idaacada Shabeelle, Idaacada Codka nabada oo uu Agaasime ka soo noqday, iyo warbaahinta qaranka uu xilal kala duwan ka soo qabtay, sidda Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed \u00a0(SONNA) Agaasimaha Radio Muqdisho, iyo Agaasimaha Madbacadda qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Meydka Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Aska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta iyo ehelka marxuunka geeriyooday. Madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda warfaafinta oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418228,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418227","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418227"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418244,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418227\/revisions\/418244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}