{"id":418223,"date":"2020-04-29T11:46:22","date_gmt":"2020-04-29T08:46:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418223"},"modified":"2020-04-29T13:10:54","modified_gmt":"2020-04-29T10:10:54","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-agab-caafimaad-gaarsiisay-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-agab-caafimaad-gaarsiisay-jowhar\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Agab caafimaad gaarsiisay Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;wafdi ka socda Xafiska Ra&#8217;isul wasaaraha , Gudigga Qaranka ee ka hortagga Covid19 iyo dhaqaatiir ayaa gaaray Magaalada jowhar ee gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Wafdigaasi waxa ay magaalada Jowhar gaarsiyeen shixnad dawooyin ah iyo qalab kale oo ay sidday Diyaarad,isla markaana loogu talagalay in lagula tacaalo cudurka Cronavirus.<\/p>\n<p>Mucaawinadaasi oo ka timid Xafiiska R\/wasaaraha waxaa loogu talagalay in lagu taageero dadaalada lagu yareynaayo caabuqa halista ah ee Covid 19.<\/p>\n<p>Wafdigaasi oo ay magaalada Jowhar ku soo dhoweeyeen maamulka Hirshabeele,waxa ay mudada ay joogaan halkaasi ay u kuurgalayaan xarumaha loo qorsheeyay Karantiilka sida ay u socdaan dadaalada lagula diriraayo faafitaanka cudurka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;wafdi ka socda Xafiska Ra&#8217;isul wasaaraha , Gudigga Qaranka ee ka hortagga Covid19 iyo dhaqaatiir ayaa gaaray Magaalada jowhar ee gobolka Sh\/dhexe. Wafdigaasi waxa ay magaalada Jowhar gaarsiyeen shixnad dawooyin ah iyo qalab kale oo ay sidday Diyaarad,isla markaana loogu talagalay in lagula tacaalo cudurka Cronavirus. Mucaawinadaasi oo ka timid Xafiiska R\/wasaaraha waxaa loogu talagalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":418224,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418223","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418223"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418246,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418223\/revisions\/418246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}