{"id":418217,"date":"2020-04-29T10:07:33","date_gmt":"2020-04-29T07:07:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418217"},"modified":"2020-04-29T10:07:33","modified_gmt":"2020-04-29T07:07:33","slug":"madaxweynaha-hirshabelle-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadka-waxyeelada-ka-soo-gaartay-daadadka-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadka-waxyeelada-ka-soo-gaartay-daadadka-qardho\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ku baaqay in loo gurmado Dadka Waxyeelada Ka soo gaartay Daadadka Qardho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA) &#8211; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle\u00a0 Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada\u00a0 ka soo gaartay\u00a0 roobabka gu\u2019ga ee ku soo rogmaday Magaalada Qardho saameynta Culus ku yeeshay dadkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa muujiyay sida uu ugu murugooday dhibaatada Daadadkaasi ay ku yeesheen Dadka Qardho, waxaana uu ugu baaqay Cid kasta oo garab istaagi karta Walaalaha Puntland in ay garab istaagaan, waxaana guddiyada Fatahaada Hirshabelle oo ay hormuud u yihiin Guddoomiyeyaasha Labada Gobol ee Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe uu faray in ay u istaagaan Abaabulka U gurmashada Dadka Reer Qardho<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad ula murugoonaynaa walaalaha Qardho saameynta Culus ay ku yeesheen Daadka ka dhashay Roobabka Gu\u2019ga ee dalka ka curtay, gudoomiyeyaasha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Gudoomiyaha gobalka shabellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan waxaan farayaa in si deg deg ah ula shaqeeyaan gudiyada gurmadka Hirshabelle State ay shacabkeeda ugu talagaleen walaalahood reer Qardho arrintaan abaabulkeedana ay horseed u noqdaan ayuu yiri\u201d Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo sii hadlay ayaa Hogaanka Puntland Ku amaanay dadaalada Gurmadka Deg dega ah ay ka geysanayaan Dhibaatada saameysay Dadka Reer Qardho, waxaana uu ku micheeyay isku duubnida Shacab, Dowlad, iyo Madaxweyne Deni in ay horseed u tahay Ka gudbitaanka dhibka kasta oo jira wuxuuna madaxweynuhu uu bogaadiyay isku duubnidaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa ku amaanay Reer Puntland garab istaagoodii walaalnimo oo fatahaadii ugu dambeysay Bulshada Hirshabelle ay u muujiyaan waxaana taasi daliil u tahay sida shacbiga Hirshabelle iyo Puntland uu uga dhexeeyo xiriir Qoto dheer oo walaalnimo iyo Ganacsi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA) &#8211; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle\u00a0 Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada\u00a0 ka soo gaartay\u00a0 roobabka gu\u2019ga ee ku soo rogmaday Magaalada Qardho saameynta Culus ku yeeshay dadkaasi. Madaxweynaha ayaa muujiyay sida uu ugu murugooday dhibaatada Daadadkaasi ay ku yeesheen Dadka Qardho, waxaana uu ugu baaqay Cid kasta oo garab istaagi karta Walaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418218,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418217","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418219,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418217\/revisions\/418219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}