{"id":418212,"date":"2020-04-29T09:54:03","date_gmt":"2020-04-29T06:54:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418212"},"modified":"2020-04-29T09:59:57","modified_gmt":"2020-04-29T06:59:57","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddiga-sare-ee-gurmadka-fatahaada-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddiga-sare-ee-gurmadka-fatahaada-qardho\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Qardho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA) -Madaxweynaha Dowlad-goboleedka \u00a0Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da\u2019ay degmadda Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac balaaran. Sidaas darteed, Madaxweynaha Puntland wuxuu magacaabay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho<\/p>\n<ol>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Demoqradiyaynta iyo Federalka (Guddoomiye)<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo. Isbadalka Cimiladda<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqalaha<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadidka<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Biyaha iyo Macdanta<\/li>\n<li>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska<\/li>\n<li>Agaasimaha Guud Hay\u2019adda HADMA<\/li>\n<li>General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha<\/li>\n<li>Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada<\/li>\n<li>Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi<\/li>\n<li>Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye<\/li>\n<li>Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre<\/li>\n<li>Siyaasi Cali Abdi Awaare<\/li>\n<li>Guddomiyaha Gobolka Karkaar<\/li>\n<li>Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar<\/li>\n<li>Guddomiyaha Degmada Qardho<\/li>\n<li>Fu\u2019aad Maxamuud Nuur Culumadda<\/li>\n<\/ol>\n<ol>\n<li>Agaasimaha Guud Hay\u2019adda HADMA<\/li>\n<li>General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha<\/li>\n<li>Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada<\/li>\n<li>Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi<\/li>\n<li>Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye<\/li>\n<li>Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre<\/li>\n<li>Siyaasi Cali Abdi Awaare<\/li>\n<li>Guddomiyaha Gobolka Karkaar<\/li>\n<li>Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar<\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA) -Madaxweynaha Dowlad-goboleedka \u00a0Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da\u2019ay degmadda Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac balaaran. Sidaas darteed, Madaxweynaha Puntland wuxuu magacaabay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Demoqradiyaynta iyo Federalka (Guddoomiye) Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418216,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418212","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418214,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418212\/revisions\/418214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}