{"id":418189,"date":"2020-04-28T20:28:03","date_gmt":"2020-04-28T17:28:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418189"},"modified":"2020-04-28T20:28:03","modified_gmt":"2020-04-28T17:28:03","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-guddi-wasiiro-ah-u-magacaabay-in-ay-u-gurmadaan-dadka-ku-waxyeeloobay-daadadka-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-guddi-wasiiro-ah-u-magacaabay-in-ay-u-gurmadaan-dadka-ku-waxyeeloobay-daadadka-qardho\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaaraha XFS oo guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka ku waxyeeloobay daadadka Qardho."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN)- Ra\u2019iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka dhibaatadda ay kasoo gaartay daadadkii kusoo rogmaday Magaalada Qardho.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u aqriyay xubnaha guddiga iyo shaqada loo igmaday, waxaana ay kala yihiin:-<\/p>\n<p>1- Mudane Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka arrimaha gudaha XFS -Guddoomiye<\/p>\n<p>2- Mudane Maxamed Burci Xamsa\u00a0 Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka &#8211; Xubin<\/p>\n<p>3- Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta XFS &#8211; Xubin<\/p>\n<p>4-Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta XFS &#8211; Xubin<\/p>\n<p>5- Marwo Fowsiya Maxamed Shiikh Wasiirka Tamarta iyo Biyaha &#8211; Xubin<\/p>\n<p>6- Mudane\u00a0 Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta &#8211; Xubin<\/p>\n<p>7-Mudane Maxamuud Xayir Ibrahim Wasiir Dowlaha Maaliyadda &#8211; Xubin<\/p>\n<p>8- Mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi Wasiir Ku-xiggeenka Caafimaadka- Xubin<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa amray guddigaan in sida ugu dhaqsiyaha badan ugu gurmadaan dadka ku waxyeeloobay daadadkii kusoo rogmaday Degmadda Qardho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN)- Ra\u2019iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka dhibaatadda ay kasoo gaartay daadadkii kusoo rogmaday Magaalada Qardho. Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u aqriyay xubnaha guddiga iyo shaqada loo igmaday, waxaana ay kala yihiin:- 1- Mudane Cabdi Maxamed Sabriye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418190,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418189\/revisions\/418190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}