{"id":418181,"date":"2020-04-28T17:28:28","date_gmt":"2020-04-28T14:28:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418181"},"modified":"2020-04-28T19:40:52","modified_gmt":"2020-04-28T16:40:52","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-shaacisay-kiisaskii-ugu-dambeeyey-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-shaacisay-kiisaskii-ugu-dambeeyey-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Ka War Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">\n<p align=\"left\"><strong>Muqdisho (SONNA), Talaado, April 28, 2020\u2014<\/strong>\u00a0Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen\u00a0<strong>2<\/strong>\u00a0qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay la diiwaan geliyay\u00a0<strong>48<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah, ayna bogsoodeen\u00a0<strong>5<\/strong>\u00a0ruux oo kamid ah dadkii horay looga helay xanuunka.<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>41<\/strong>\u00a0kamid ah xaaladaha cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir,\u00a0<strong>4<\/strong>\u00a0waxaa laga helay deegaannada dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed,\u00a0<strong>3<\/strong>\u00a0ruux oo kalena waxaa laga diiwaan geliyay dowlad gobaleedka Jubaland.\u00a0<strong>31<\/strong>\u00a0kamid ah Bukaannada cusub waa rag, waxaana dumar ah\u00a0<strong>17<\/strong>-ka xaaladood oo kale.<\/p>\n<p align=\"left\">Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay waxey noqdeen <strong>528<\/strong>, waxaa ka bogsooday\u00a0<strong>19<\/strong>\u00a0ruux, waxaana guud ahaan dalka ugu geeriyooday\u00a0<strong>28<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418182\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/faf391e2-66d1-4db2-9f3a-6632711dfe96.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/faf391e2-66d1-4db2-9f3a-6632711dfe96.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/faf391e2-66d1-4db2-9f3a-6632711dfe96-300x167.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/faf391e2-66d1-4db2-9f3a-6632711dfe96-768x427.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/faf391e2-66d1-4db2-9f3a-6632711dfe96-1024x569.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA), Talaado, April 28, 2020\u2014\u00a0Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen\u00a02\u00a0qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay la diiwaan geliyay\u00a048\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah, ayna bogsoodeen\u00a05\u00a0ruux oo kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418185,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418181","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418181"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418181\/revisions\/418188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418185"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}