{"id":418155,"date":"2020-04-28T11:41:41","date_gmt":"2020-04-28T08:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418155"},"modified":"2020-04-28T11:45:43","modified_gmt":"2020-04-28T08:45:43","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-maanta-agab-caafimaad-gaarsiisay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-maanta-agab-caafimaad-gaarsiisay-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo maanta agab caafimaad gaarsiisay magaalada  Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho; (SONNA)-Wafdi ka socda xukuumada soomaaliya gaar ahaan gudiga Qaran ee arrimaha isku duba ridka Covid-19 ayaa gaarey magaalada Baydhabo halkaasi oo ay gaarsiiyeen qalab iyo dawooyin caafimaad waxaana\u00a0 sidoo kale ay qiimeyn doonaan goobaha loogu tala galey in lagula tacaalayo Caabuqa iyo isbitaalada lagu karantiilo bukaanada uu so rito cudurkaan.<\/p>\n<p>Gudigaan oo ay hogaaminayaan masuuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra\u2019iisulwasaaraha Dalka mudane Xasan Cali Khayre \u00a0ayaa lagu wadda iney socdaalkooda baydhabo soo gababeeyaan isla maanta si loo diyaariyo qorshayaal lagu gaarayo Dowlad- goboleedyada kale ee Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho; (SONNA)-Wafdi ka socda xukuumada soomaaliya gaar ahaan gudiga Qaran ee arrimaha isku duba ridka Covid-19 ayaa gaarey magaalada Baydhabo halkaasi oo ay gaarsiiyeen qalab iyo dawooyin caafimaad waxaana\u00a0 sidoo kale ay qiimeyn doonaan goobaha loogu tala galey in lagula tacaalayo Caabuqa iyo isbitaalada lagu karantiilo bukaanada uu so rito cudurkaan. Gudigaan oo ay hogaaminayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418156,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418155"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418155\/revisions\/418158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}