{"id":418136,"date":"2020-04-27T14:12:02","date_gmt":"2020-04-27T11:12:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418136"},"modified":"2020-04-27T14:26:31","modified_gmt":"2020-04-27T11:26:31","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-maanta-shaacisay-dad-hor-leh-u-geeriyooday-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-maanta-shaacisay-dad-hor-leh-u-geeriyooday-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda caafimaadka XFS oo maanta shaacisay dad hor leh u geeriyooday Covid 19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa lagu sheegay tiro hor leh oo u geeriyootay cururka Covid 19<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 9 ruux oo cudurka ugu geeriyootay xalay ilaa saakay isbitaalka Martiini kuwaas oo qaar ka mid ah laga keenay isbitaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka (XFS) ayaa tacsi u dirtay dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen 9 bukaan kuwaas oo xalay ku geeriyooday isbitaal Martiini.<\/p>\n<p>tirada dadka u geeriyooday cudarka Covid-19 inta la diiwaan galiay ayaa gaartay 32 ruux halka dadka uu soo ritay ay cagacageeysay 436.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa lagu sheegay tiro hor leh oo u geeriyootay cururka Covid 19 Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 9 ruux oo cudurka ugu geeriyootay xalay ilaa saakay isbitaalka Martiini kuwaas oo qaar ka mid ah laga keenay isbitaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418138,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418136","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418136"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418142,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418136\/revisions\/418142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}