{"id":418128,"date":"2020-04-27T12:02:02","date_gmt":"2020-04-27T09:02:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418128"},"modified":"2020-04-27T12:12:46","modified_gmt":"2020-04-27T09:12:46","slug":"wasiirka-caafimaad-xfs-oo-kulan-qadka-internet-ka-la-qaadatay-safiirka-maraykanka-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaad-xfs-oo-kulan-qadka-internet-ka-la-qaadatay-safiirka-maraykanka-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka caafimaad XFS oo  kulan  qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqisho:(SONNA)<span style=\"font-size: 18.0pt; font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21;\">&#8211;<\/span><span style=\"font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21;\">Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, H.E. Donald Y. Yamamoto iyo madaxda Hay&#8217;adda Maraynkan u qaabilsan Dhanka Horumarka (USAID).<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 3.45pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21;\">Wasiirka caafimaad XFS ayaa Dowladda Maraykan-ka uga mahadcelisay dalaadallada ay ka wadaan Soomaaliya ee ku aadan COVID-19, sidoo kalena kala hadashay sidii ay gacan buuxda uga geysan lahaayeen gurmadka wax looga qabanayo cudurka COVID-19.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 3.45pt 0in 3.45pt 0in;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21;\">Dowladda Maryakan-ka ayaa balan qaaday in ay Soomaaliya ka caawin doonaan xakamaynta iyo xal u helidda cudurka COVID-19.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqisho:(SONNA)&#8211;Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, H.E. Donald Y. Yamamoto iyo madaxda Hay&#8217;adda Maraynkan u qaabilsan Dhanka Horumarka (USAID). Wasiirka caafimaad XFS ayaa Dowladda Maraykan-ka uga mahadcelisay dalaadallada ay ka wadaan Soomaaliya ee ku aadan COVID-19, sidoo kalena kala hadashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413124,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418128","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418128"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418134,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418128\/revisions\/418134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}