{"id":418091,"date":"2020-04-26T17:06:34","date_gmt":"2020-04-26T14:06:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418091"},"modified":"2020-04-26T17:29:15","modified_gmt":"2020-04-26T14:29:15","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-shaacisay-42-xaaladood-oo-ku-soo-korortay-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-shaacisay-42-xaaladood-oo-ku-soo-korortay-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka  XFS oo shaacisay 46 xaaladood oo Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 46 xaaladood cusub,taasi oo tirada guud ka dhigaysa 436\u00a0 kiis dadka qaba cudurka sidookale waxaa jira ,5 qof oo u geeriyootay xanuunkaasi,waxaana tirada guud ay ka dhigaysaa 23<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo xakameyn lahaa faafidda xanuunkaasi,iyadoo ay socdaan dadaalo badan oo bulshada lagu bad-baadinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 46 xaaladood cusub,taasi oo tirada guud ka dhigaysa 436\u00a0 kiis dadka qaba cudurka sidookale waxaa jira ,5 qof oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417547,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418091"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418099,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418091\/revisions\/418099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}