{"id":418073,"date":"2020-04-26T10:14:07","date_gmt":"2020-04-26T07:14:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418073"},"modified":"2020-04-26T10:16:24","modified_gmt":"2020-04-26T07:16:24","slug":"r-wasaare-kheyre-oo-shir-guddoomiyey-kulan-looga-hadlaayey-wacyi-gelinta-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-kheyre-oo-shir-guddoomiyey-kulan-looga-hadlaayey-wacyi-gelinta-covid-19\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey kulan looga hadlaayey wacyi-gelinta COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga hadlay dardargelinta \u00a0wacyi-gelinta cudurka faafa ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Barnaamijyadan ayaa la sheegay in bulshada lagu fahamsiinayo khatarta, iyo sida looga gaashaaman karo xanuunka COVID-19, si loo yareeyo faafitaanka Cudurkan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa xubnaha guddiga kula dardaarmay inay xoojiyaan howlaha ka hor tagga cudurka Coronavirus, isla markaana ay fuliyaan tallaaba kasta oo ay u arkaan in looga hortegi karo.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa inta karaankeed ah la tacaaleysa cudurka\u00a0 Coronavirus, xilliga gudaha Soomaaliya laga diiwaan geliyey in ka badan 390-kii oo xanuunkaas ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga hadlay dardargelinta \u00a0wacyi-gelinta cudurka faafa ee Coronavirus. Barnaamijyadan ayaa la sheegay in bulshada lagu fahamsiinayo khatarta, iyo sida looga gaashaaman karo xanuunka COVID-19, si loo yareeyo faafitaanka Cudurkan. Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa xubnaha guddiga kula dardaarmay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418074,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418073"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418076,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418073\/revisions\/418076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}