{"id":418058,"date":"2020-04-25T16:09:03","date_gmt":"2020-04-25T13:09:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418058"},"modified":"2020-04-25T16:53:21","modified_gmt":"2020-04-25T13:53:21","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-ayaa-xilkii-ka-qaaday-taliyihii-saldhigga-boondheere-iyadoo-bandowgana-800-fiidnimo-laga-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-ayaa-xilkii-ka-qaaday-taliyihii-saldhigga-boondheere-iyadoo-bandowgana-800-fiidnimo-laga-dhigay\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere, iyadoo bandowgana 8:00 fiidnimo laga dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo \u00a0goordhaw shir jaraa&#8217;id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo iyadoo la tixgalinayo cabashada dadweynaha.<\/p>\n<p>Waxa kale uu taliye Gen: Xijaar\u00a0 uu sheegay in askarigii dilka geystay la xiray, taliyihii saldhigga degmada Boondheere Najiib Carabna \u00a0xilkii laga qaaday<\/p>\n<p>Taliye Xajaar ayaa shaaciyay in aanu bandowgu saameyn doonin dadka kali kali ama labo labo u socda habeenkii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo \u00a0goordhaw shir jaraa&#8217;id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo iyadoo la tixgalinayo cabashada dadweynaha. Waxa kale uu taliye Gen: Xijaar\u00a0 uu sheegay in askarigii dilka geystay la xiray, taliyihii saldhigga degmada Boondheere Najiib Carabna \u00a0xilkii laga qaaday Taliye Xajaar ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417935,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418058"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418062,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418058\/revisions\/418062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}