{"id":418050,"date":"2020-04-25T12:25:35","date_gmt":"2020-04-25T09:25:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418050"},"modified":"2020-04-25T12:37:27","modified_gmt":"2020-04-25T09:37:27","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-cumar-filish-oo-shacab-dibadbaxayay-kula-hadlay-daljirka-dahsoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-cumar-filish-oo-shacab-dibadbaxayay-kula-hadlay-daljirka-dahsoon\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo shacab dibadbaxayay kula hadlay Daljirka-dahsoon."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 4.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1d2129;\">Muqdisho:(SONNA)-<\/span>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ka dhacay fagaaraha Daljirka oo ay isku yimaadeen dad ka gudoodsan dil uu 2-qof oo shacab ah u geestay Askari katirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyed gaar ahaan saldhiga degmada Boondhere.<\/p>\n<p>\u00a0\u201cWaxaan marka hore idin kaga tacsiyeenaya dhibkii\u00a0dhacay oo ahaa mid aad u foolxun islamarkaana qalbigeyga xanuujisay waana sababta keentay inaan hortiina imaado, sidoo kale madaxda dowlada wey xanuujisay waxeyna diyaar u yihiin in sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo horkeeno gacan ku dhiiglihii falkaas arxandara ah geestay\u201d.<\/p>\n<p>Dhankale Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa taliska qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed kula kulmay qoysaskii marxuumiinta wax uuna u sheegay in sharciga si deg deg ah loo horkeeni doono gacan ku dhiigle Xasan Aadan Xasan oo ah askarigii dilka geestay, sidoo kale duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay dolwada ay garab taagan tahay qoysaska marxuumiinta gardara lagu dilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ka dhacay fagaaraha Daljirka oo ay isku yimaadeen dad ka gudoodsan dil uu 2-qof oo shacab ah u geestay Askari katirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyed gaar ahaan saldhiga degmada Boondhere. \u00a0\u201cWaxaan marka hore idin kaga tacsiyeenaya dhibkii\u00a0dhacay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418050","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418050"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418050\/revisions\/418054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}