{"id":417997,"date":"2020-04-23T21:31:22","date_gmt":"2020-04-23T18:31:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417997"},"modified":"2020-04-23T21:31:22","modified_gmt":"2020-04-23T18:31:22","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-curashada-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-curashada-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa Allah ka baryay in cudurka halista ah ee COVID-19 ii ummadda ka dul qaado.<\/p>\n<p>\u201cBishaan aan uga faa\u2019iideysanno Allah inaan u dhawaanno, aan uga faa\u2019iideysanno inaan cudurkaan ka wada hor tagno\u201d, ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed is cafiyaan, lana gargaaro dadka danta yar ee caawimaadda\u00a0 u baahan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa Allah ka baryay in cudurka halista ah ee COVID-19 ii ummadda ka dul qaado. \u201cBishaan aan uga faa\u2019iideysanno Allah inaan u dhawaanno, aan uga faa\u2019iideysanno inaan cudurkaan ka wada hor tagno\u201d, ayuu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415448,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417997","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417997\/revisions\/417998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}