{"id":417932,"date":"2020-04-22T19:09:01","date_gmt":"2020-04-22T16:09:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417932"},"modified":"2020-04-22T19:09:01","modified_gmt":"2020-04-22T16:09:01","slug":"ku-simaha-safiirka-soomaaliya-ee-dalka-jabuuti-oo-ka-tacsiyadeeyay-xildhibaan-ku-geeriyooday-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-safiirka-soomaaliya-ee-dalka-jabuuti-oo-ka-tacsiyadeeyay-xildhibaan-ku-geeriyooday-dalkaas\/","title":{"rendered":"Ku-simaha Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti oo ka tacsiyadeeyay Xildhibaan ku geeriyooday dalkaas"},"content":{"rendered":"<p>Djibouti (SONNA)- Ku-simaha Safiirka Soomaaliya ahna Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Djibouti mudane Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe ayaa Madaxda Qaranka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Caateeye oo dalka Djibouti ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ayaa waxa uu in muddo ah ku xanunsanayay isbitaal ku yaala dalka Djibouti, halkaasi oo ugu dambeyntii maanta ku geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Djibouti (SONNA)- Ku-simaha Safiirka Soomaaliya ahna Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Djibouti mudane Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe ayaa Madaxda Qaranka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Caateeye oo dalka Djibouti ku geeriyooday. Xildhibaanka oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ayaa waxa uu in muddo ah ku xanunsanayay isbitaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403245,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417932","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417933,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417932\/revisions\/417933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}