{"id":417922,"date":"2020-04-22T17:36:49","date_gmt":"2020-04-22T14:36:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417922"},"modified":"2020-04-22T17:36:49","modified_gmt":"2020-04-22T14:36:49","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-jeneraal-cabdi-macalin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-jeneraal-cabdi-macalin\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Jeneraal Cabdi Macalin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Sareeye Guuto Cabdi Macalin Aadan Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga<\/p>\n<p>\u201cRabbi SWT naxariistiisa haka waraabiyo Sareeye Guuto General Cabdi Macalin Aadan, Wuxuu Kamid ahaa Baarlamankii 8aad, Hadana Wuxuu ahaa Taliyaha Guud ee Hoggaanka Tababarada Ciidanka Booliska Soomaliyeed\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddomiyaha Golaha Shacabka ayaa Dhammaan Ummadda Soomaliyeed, Qoyska iyo ehalada Marxuumka uga tacsiyadeeyey geeridii ku timid Jeneralka.<\/p>\n<p><strong>INNA LILLAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUN<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Sareeye Guuto Cabdi Macalin Aadan Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga \u201cRabbi SWT naxariistiisa haka waraabiyo Sareeye Guuto General Cabdi Macalin Aadan, Wuxuu Kamid ahaa Baarlamankii 8aad, Hadana Wuxuu ahaa Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417922","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417923,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417922\/revisions\/417923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}