{"id":417914,"date":"2020-04-22T13:18:11","date_gmt":"2020-04-22T10:18:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417914"},"modified":"2020-04-22T13:18:11","modified_gmt":"2020-04-22T10:18:11","slug":"ciidamada-danab-oo-la-wareegay-degaanno-ku-teedsan-xeebta-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-danab-oo-la-wareegay-degaanno-ku-teedsan-xeebta-gobolka-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada\u00a0 Danab oo la wareegay degaanno \u00a0ku teedsan Xeebta Gobolka Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya guutada 16-aad ee Danab ayaa Howlgal nabadiidka looga Saarayo Dhulka xeebta ah Saakay ka bilaabay Degaanada Dhanaane,Gandarshe iyo Jilib Marka ee Gobolka Shabellada Hoose.<\/p>\n<p>Kumaandooska Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay degaanka Dhanaane ee Gobolka shabellada hoose<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Cismaciil Cabdi Maalik oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in nabadiidka Al-shabaab saakay laga saaray Degaanka Dhanaane ee Gobolka shabellaha Hoose<\/p>\n<p>Gaashaanle Cismaciil Cabdi Maalik waxa uu sidoo kale Sheegay Ciidamada Kumaandooska ay gaareen degaanada Gandarshe iyo Jilib marko halkaasi oo Al-shabaab ay isaga carareen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya guutada 16-aad ee Danab ayaa Howlgal nabadiidka looga Saarayo Dhulka xeebta ah Saakay ka bilaabay Degaanada Dhanaane,Gandarshe iyo Jilib Marka ee Gobolka Shabellada Hoose. Kumaandooska Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay degaanka Dhanaane ee Gobolka shabellada hoose Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Cismaciil Cabdi Maalik oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417915,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417914","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417914\/revisions\/417916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}