{"id":417852,"date":"2020-04-21T09:40:52","date_gmt":"2020-04-21T06:40:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417852"},"modified":"2020-04-21T11:53:45","modified_gmt":"2020-04-21T08:53:45","slug":"maamulka-galmudug-oo-xalliyay-colaado-ka-jiray-deegaanno-ka-tirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-galmudug-oo-xalliyay-colaado-ka-jiray-deegaanno-ka-tirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo xalliyay colaado Ka jiray deegaanno ka tirsan Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (SONNA) Gen. Cabdi Jamac cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo\u00a0 masuulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug .<\/p>\n<p>Deegaanada kaxan-dhaale, Daca-dheer iyo deegaano kale ayaa mudooyinkii danbe waxaaa ku dagaalamayey maleshiyaad xoolo dhaqato \u00a0ka soo jeeda, deegaanka , kuwaa oo isku haystay daaqsinka iyo waraabka biyaha<\/p>\n<p>Sarakiishaan ayaa sheegay in ay heshiis kala dhex dhigeen beelaha colaadu ay dhexmartay ,waxayna u rajeeyeen in aysan dib u soolaaban dagaaladaasi ka dhacay gobolka.<\/p>\n<p>Joojinta colaadaha u dhexeeya dadka xoolo dhaqatada ah waa dadaal ay wadaan dawlad goboleedka Galmudug iyo dawlada federaalka,kaas oo la doonayo in lagu nabadeeyo dadka walaalaha ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (SONNA) Gen. Cabdi Jamac cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo\u00a0 masuulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug . Deegaanada kaxan-dhaale, Daca-dheer iyo deegaano kale ayaa mudooyinkii danbe waxaaa ku dagaalamayey maleshiyaad xoolo dhaqato \u00a0ka soo jeeda, deegaanka , kuwaa oo isku haystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417853,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417852","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417852"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417862,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417852\/revisions\/417862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}