{"id":417841,"date":"2020-04-21T00:56:38","date_gmt":"2020-04-20T21:56:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417841"},"modified":"2020-04-21T10:02:35","modified_gmt":"2020-04-21T07:02:35","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-daahfuray-olole-lagu-buufinayo-jidadka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-daahfuray-olole-lagu-buufinayo-jidadka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay Olole lagu buufinayo jidadka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga faafinta cudurka Covid-19 oo si adag u saameeyay Caalamka.<\/p>\n<p>Booyada siday sunta looga hortago cudurka faafa ee Coronavirus ayaa lagu buufinayay qaar kamid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ololahaani daah-furkiisa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Banaadir\u00a0 ahna guddoomiyaha gudiga ka hortaga cudurka Covid-19 ee Dowladda Hoose Basmo Caamir Jakeeti ayaa sheegtay in dhamaan wadooyinka iyo suuqyada Degmooyinka Gobolka Banaadir la gaarsiin doono buufiska si looga hortago cudurkaan ku sii fidayo Magaalada ee Karoona .<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulkiisa uu labo laabi doono ololaha wacyigelinta ka hortaga Cudurka Covid-19 iyo sidoo kale inay hubin doonaan bandowga magaalada la saaray in sidii loogu talagalay uu u qabsoomo iyadoo xooga la saarayo xakameynta Cudurka Covid-19 oo dalka laga diwaan geliyay kiisas kabadan 200.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga faafinta cudurka Covid-19 oo si adag u saameeyay Caalamka. Booyada siday sunta looga hortago cudurka faafa ee Coronavirus ayaa lagu buufinayay qaar kamid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ololahaani daah-furkiisa goob joog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417844,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417841"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417858,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417841\/revisions\/417858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}