{"id":417836,"date":"2020-04-21T00:19:34","date_gmt":"2020-04-20T21:19:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417836"},"modified":"2020-04-21T00:30:32","modified_gmt":"2020-04-20T21:30:32","slug":"417836-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/417836-2\/","title":{"rendered":"Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay dadkii ugu badnaa ee laga helay COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho'(SONNA) Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo saartay warbixinteedii maalinlaha aheyd ee cudurka Covid 19 ayaa ku shaacisay tiradii ugu badneyd la diiwaan geliyo mudo 24-saac gudahood.<\/p>\n<p>Warbixinta waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay gudaha Soomaaliya laga diiwaan geliyey 73 qof oo qaba cudurka COVID-19, kuwaas oo noqonaya tiradii ugu badneyd oo halmar ay shaaciso wasaaradda caafimaadka.<\/p>\n<p>51 kamid ah 73-da qof ee laga helay cudurkaas waa lab halka 22-ka kalena ay dhadig, waxayna tirada guud ee dadka loo diiwaan geliyey in uu ku dhacay COVID-19 ay gaartay 237 xaaladood oo qaar ay ka bogsoodeen qaarna u dhintay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa horey u sheegtay in kiisaska cudurka ee laga helayo dalka ay sare u sii kaceyso maalinba maalinta ka dambeysa, loona baahan yahay shacabka iney ku dhaqmaan talooyinka ka hortaga ah si loo yareeyo faafida cudurkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho'(SONNA) Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo saartay warbixinteedii maalinlaha aheyd ee cudurka Covid 19 ayaa ku shaacisay tiradii ugu badneyd la diiwaan geliyo mudo 24-saac gudahood. Warbixinta waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay gudaha Soomaaliya laga diiwaan geliyey 73 qof oo qaba cudurka COVID-19, kuwaas oo noqonaya tiradii ugu badneyd oo halmar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417836"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417840,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417836\/revisions\/417840"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}