{"id":417821,"date":"2020-04-20T15:11:19","date_gmt":"2020-04-20T12:11:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417821"},"modified":"2020-04-20T15:28:34","modified_gmt":"2020-04-20T12:28:34","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-xilkii-ka-qaaday-guddoomiyaha-shibis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-xilkii-ka-qaaday-guddoomiyaha-shibis\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Shibis \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis C\/raxmaan Sayid Cali\u00a0 sabab la xiriirta eedeeyn musuq-maasul.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xilka laga qaaday oo ku xiran\u00a0 xarunta Dambi Baarista CID, ayaa warku intaa ku daray in ay ku socdaan baaritaanno la xirira\u00a0 wax,isdaba-marin ka dhalatay amar degmadaasi\u00a0 ay ku soo rogtay guryaha oo ku aadan warqad diiwaangelin ah oo guri kasta la sheegay in lagaga qaadaayey \u00a0lacag sharci darro ah,<\/p>\n<p>Tallaabadaasi ay ku dhaqaaqeen maamulka degmada Shibis ayaa\u00a0 xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Shibis maadaama\u00a0 aysan ka warqabin ama la socon Maamulka Gobolka Banaadir oo xaq u lahaa in la ogeeysiiyo haddii lacag laga qaadaayo dadka dagan degmada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis C\/raxmaan Sayid Cali\u00a0 sabab la xiriirta eedeeyn musuq-maasul. Guddoomiyaha xilka laga qaaday oo ku xiran\u00a0 xarunta Dambi Baarista CID, ayaa warku intaa ku daray in ay ku socdaan baaritaanno la xirira\u00a0 wax,isdaba-marin ka dhalatay amar degmadaasi\u00a0 ay ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417822,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417821","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417821"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417825,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417821\/revisions\/417825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}