{"id":417807,"date":"2020-04-20T12:33:47","date_gmt":"2020-04-20T09:33:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417807"},"modified":"2020-04-20T12:34:18","modified_gmt":"2020-04-20T09:34:18","slug":"nin-hubaysan-kuna-labisan-dharka-booliska-canada-oo-rasaas-uu-furay-ku-dilay-16-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nin-hubaysan-kuna-labisan-dharka-booliska-canada-oo-rasaas-uu-furay-ku-dilay-16-qof\/","title":{"rendered":"Nin hubaysan kuna labisan dharka Booliska Canada oo rasaas uu furay ku dilay 16-qof."},"content":{"rendered":"<p><strong><br \/>\n<\/strong><br \/>\nMuqdisho:(SONNA)-Sida ay daaabacday wakaaladda wararka Canada ee <strong>CNA,<\/strong>\u00a0nin hubaysan oo ku labisan dharka booliska Canada ayaa rasaas uu furay waxa uu ku dilay ugu yaraan\u00a0<strong>16 qof<\/strong>\u00a0oo uu ku jiro sarkaal boolis ah, waxaa sidoo kale dhaawacmay qaar kamid ah dadkii goobtaas ka ag dhowaa, waxaana dadkaasi ay ku sugnaayeen mid kamid ah suuqyada loo fasaxay in dadku ka adeegtaan ee magaalada Portabic.<\/p>\n<p>Maamulka magaalada Portabic ayaa iyo laamaha amniga ayaa damcay inay gacanta ku dhigaan ninkan hubaysan balse waxay kala kulmeen iska cabin xoogan taasoo soconaysay mudo saacado ah, iyadoo ugu danbayn gacanta lagu dhigay ninkaan hubaysan ee dadka laayay.<\/p>\n<p>Booliisku waxay sheegeen in ninkani uu markii hore watay gaari muuqaal ahaan lamid ah gaadiidka booliska, balse markii danbe uu soo kaxaystay gaari kuwa raaxada ah oo shacabku adeegsadaan isla markaana uu si bareer ah rasaasta ugu furay dad shacab ah.<\/p>\n<p>Raiisel wasaaraha Canada\u00a0<strong>Justin Trudeau<\/strong>\u00a0ayaa weerarkan ku tilmaamay mid naxdin leh balse waxa uu tilmaamay in sharciga la gayn doono cid kasta oo kaa danbaysay fal danbiyeedka uu ninka hubaysan gaystay.<\/p>\n<p><strong>Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Sida ay daaabacday wakaaladda wararka Canada ee CNA,\u00a0nin hubaysan oo ku labisan dharka booliska Canada ayaa rasaas uu furay waxa uu ku dilay ugu yaraan\u00a016 qof\u00a0oo uu ku jiro sarkaal boolis ah, waxaa sidoo kale dhaawacmay qaar kamid ah dadkii goobtaas ka ag dhowaa, waxaana dadkaasi ay ku sugnaayeen mid kamid ah suuqyada loo fasaxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417808,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417807","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417807"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417810,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417807\/revisions\/417810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}