{"id":417800,"date":"2020-04-20T12:12:05","date_gmt":"2020-04-20T09:12:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417800"},"modified":"2020-04-20T14:11:35","modified_gmt":"2020-04-20T11:11:35","slug":"guddoomiyeyaasha-labada-aqal-bfs-oo-dib-u-dhigay-furitaanka-kal-fadhiga-7-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyeyaasha-labada-aqal-bfs-oo-dib-u-dhigay-furitaanka-kal-fadhiga-7-aad\/","title":{"rendered":"Guddoomiyeyaasha labada Aqal BFS oo dib u dhigay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare\u00a0 Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in dib loo digay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo ah 20-ka Bisha April 2020,qorshuhu ahaa inuu furmo kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, hayeeshee dib loogu dhigay curka faafa ee Covid 19 dartiis.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qoraalka Guddoonka Baarlamaanka ayaa waxaa lagu xusay in xilliga ku haboon ee la furi karo kal-fadhiga 7-aad uu Guddoonka dib\u00a0 ka soo shaacin doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-417805\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/one-222x300.jpg\" alt=\"\" width=\"222\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/one-222x300.jpg 222w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/one.jpg 710w\" sizes=\"auto, (max-width: 222px) 100vw, 222px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-417802\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/dibdhac-263x300.jpg\" alt=\"\" width=\"263\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/dibdhac-263x300.jpg 263w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/dibdhac.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 263px) 100vw, 263px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare\u00a0 Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in dib loo digay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Qoraal kasoo baxay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo ah 20-ka Bisha April 2020,qorshuhu ahaa inuu furmo kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417801,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417800","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417800"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417820,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417800\/revisions\/417820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}