{"id":417791,"date":"2020-04-20T07:25:18","date_gmt":"2020-04-20T04:25:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417791"},"modified":"2020-04-20T07:56:09","modified_gmt":"2020-04-20T04:56:09","slug":"kumaandooska-danab-oo-howlgal-ka-fuliyay-degaano-hoostaga-duleedka-kismaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumaandooska-danab-oo-howlgal-ka-fuliyay-degaano-hoostaga-duleedka-kismaanyo\/","title":{"rendered":"Danab oo howlgal ka fuliyay degaanno hoostaga Magaalada Kismaanyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA) -Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, Guutada 16-aad Ururka 5-naad Ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal Ka fuliyay tuulooyinka Cabdi Dhore iyo Beerxani oo qayaasti 50 (KM)dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa Qasaaro u geystay Maleeshiyaad Al-shabab oo dhibaatooyin ku hayay shacabka xoolo dhaqatada ah ee dagan tuulooyinkaas iyo nawaaxigooda.<\/p>\n<p>Bulshada deegaanka ayaa si weyn usoo dhaweeyay geesiyaasha Danab oo la wareegay gacan kuhaynta Cabdi Dhoore iyo beerxaani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA) -Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, Guutada 16-aad Ururka 5-naad Ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal Ka fuliyay tuulooyinka Cabdi Dhore iyo Beerxani oo qayaasti 50 (KM)dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Ciidanka ayaa Qasaaro u geystay Maleeshiyaad Al-shabab oo dhibaatooyin ku hayay shacabka xoolo dhaqatada ah ee dagan tuulooyinkaas iyo nawaaxigooda. Bulshada deegaanka ayaa si weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414472,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417791","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417791"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417796,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417791\/revisions\/417796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}