{"id":417753,"date":"2020-04-19T14:40:35","date_gmt":"2020-04-19T11:40:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417753"},"modified":"2020-04-19T14:40:55","modified_gmt":"2020-04-19T11:40:55","slug":"corona-virus-oo-caalamka-ku-dilay-in-ka-badan160-000-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/corona-virus-oo-caalamka-ku-dilay-in-ka-badan160-000-qof\/","title":{"rendered":"Corona Virus oo Caalamka ku dilay in ka badan160.000 Qof"},"content":{"rendered":"<p>Dadka uu ku dhacay Cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay\u00a02,320,456 Milyan Adduunka oo dhan, waxaana u dhintay in ka badan\u00a0160,000<strong>,<\/strong>\u00a0halka tirade soo kabashaduna ay gaareyso\u00a0600,000\u00a0sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee ay soo saareen Jaamacadda Johns Hopkins iyo mareegta &#8220;World Meter&#8221; oo labaduba takhasus u leh la-socodka Cudurka Crona.<\/p>\n<p>Dalka Mareykanka ayaa ugu horreeya liisaska Waddamada ugu badan ee Cudurka Crona uu ku faafay ,isagoo laayay in ka badan\u00a060,000 oo Qof, Talyaaniga ayaa isaguna galay kaalinta labaad waxaana u dhimatay 23,227, Spain ayuu Cudurku ka dilay 20,639<strong>, <\/strong>halka Faransiiska ay ku dhimatay\u00a019,323,Britain oo ku jirta kaalinta Shanaad ayaa waxaa ku geeriyootay\u00a015,464.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dhowaan sheegtay inay tijaabo ku jiraan Saddex tallaaal oo la damacsan yahay in lagu soo afjaro faafitaanka iyo khatarta Crona Virus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka uu ku dhacay Cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay\u00a02,320,456 Milyan Adduunka oo dhan, waxaana u dhintay in ka badan\u00a0160,000,\u00a0halka tirade soo kabashaduna ay gaareyso\u00a0600,000\u00a0sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee ay soo saareen Jaamacadda Johns Hopkins iyo mareegta &#8220;World Meter&#8221; oo labaduba takhasus u leh la-socodka Cudurka Crona. Dalka Mareykanka ayaa ugu horreeya liisaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417754,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417753","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417755,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417753\/revisions\/417755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}