{"id":417729,"date":"2020-04-19T10:49:46","date_gmt":"2020-04-19T07:49:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417729"},"modified":"2020-04-19T11:29:19","modified_gmt":"2020-04-19T08:29:19","slug":"sacuudiga-oo-qaaday-xayiraaddii-saarneyd-dhoofinta-xoolaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sacuudiga-oo-qaaday-xayiraaddii-saarneyd-dhoofinta-xoolaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo qaaday xayiraaddii saarneyd dhoofinta xoolaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u \u00a0qaadday cuna qabatayntii xagga dhoofinta xoolaha nool ee saarnaa dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tallaabadaasi ayaa lagu micneeyay in ay tahay mid lagu taageerayo suuqyada dalkaasi oo u baahday keenista \u00a0xoolo nool oo laga soo iibsado dibadaha.iyada doorka iyo waajibaadka Wasaaradda uu yahay sugidda cunnada, oo ay ku jiraan hilibka cas ee la soo dhoofiyo iyo Xoolaha nool<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in la filayo ugu yaraan 6-boqol oo kun\u00a0 oo ari ah iyo 100 kun oo geel ah la keeni doono suuqyada maxalliga ah ee dalkaasi,30 maalmood gudahood, kadib marka uu dhammaado muddada go&#8217;doominka caadiga ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa xaqiijisay in dadaalkaasi uu yimid ka dib markii la dejiyay xaalado karantiil ah,isla markaana meesha laga saaray halista cudurada faafa ee xoolaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u \u00a0qaadday cuna qabatayntii xagga dhoofinta xoolaha nool ee saarnaa dalka Soomaaliya. Tallaabadaasi ayaa lagu micneeyay in ay tahay mid lagu taageerayo suuqyada dalkaasi oo u baahday keenista \u00a0xoolo nool oo laga soo iibsado dibadaha.iyada doorka iyo waajibaadka Wasaaradda uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417730,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417729","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417729"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417729\/revisions\/417736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}