{"id":417727,"date":"2020-04-19T10:26:29","date_gmt":"2020-04-19T07:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417727"},"modified":"2020-04-19T14:51:33","modified_gmt":"2020-04-19T11:51:33","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-maleeshiyaadka-al-shabaab-ka-saaray-degaanno-katirsan-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-maleeshiyaadka-al-shabaab-ka-saaray-degaanno-katirsan-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ka Saaray Degaanno Ka tirsan Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 16px;\">Muqsisho:(SONNA)-Howlgalo ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 8-aad Qeybta 60-aad ay ka sameeyeen degaano hoosyimaado degmada diinsoor gobolka Baay ayay argagixisada al-shabaab waxay kaga saareen degaanada Bandhuub iyo Biilane kuwaasi oo ay maleeshiyada al-shabaab ku dhibaateeynjireen shacabka kunool degaanadaasi.<\/span><\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta 60-aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto Maxamed Shiikh Cabdulaahi ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay ujeedka howlgalka inuu yahay sidii maleeshiyaadka argagixisada looga saari lahaa gobolada baay iyo bakool.<\/p>\n<p>Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi ayaa tilmaamay inay haatan ay kordhiyeen howlgalada la isugu furayo Baay iyo Bakool islamarkaasna ay ku guuleeysteen degaano dhoowr ah inay ka saaraan argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqsisho:(SONNA)-Howlgalo ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 8-aad Qeybta 60-aad ay ka sameeyeen degaano hoosyimaado degmada diinsoor gobolka Baay ayay argagixisada al-shabaab waxay kaga saareen degaanada Bandhuub iyo Biilane kuwaasi oo ay maleeshiyada al-shabaab ku dhibaateeynjireen shacabka kunool degaanadaasi. Taliyaha Qeybta 60-aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto Maxamed Shiikh Cabdulaahi ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414599,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417727"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417757,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417727\/revisions\/417757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}