{"id":417721,"date":"2020-04-19T07:29:35","date_gmt":"2020-04-19T04:29:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417721"},"modified":"2020-04-19T07:30:55","modified_gmt":"2020-04-19T04:30:55","slug":"wasiir-oomaar-oo-ka-tacsitadeeyay-geerida-g-sare-ducaale-ganaani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-tacsitadeeyay-geerida-g-sare-ducaale-ganaani\/","title":{"rendered":"Wasiir Oomaar oo ka tacsiyadeeyay geerida G\/sare Ducaale Ganaani"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxa\u2019d C\/llaahi Salaad (Oomaar) Xildhibaanad Xamza Sheekh Xuseen waxay Tacsti tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo familka uu ka geeriyoodey Gaashaanle sare Ducaale Ganaani Cuncun oo ka tisanaa Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ayaa marxuumka eebe uga baryay in uu janadii Fardowsa uu ka waraabiy,islamarkaana qoyskiisa samir iyo iimaan alle ka siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxa\u2019d C\/llaahi Salaad (Oomaar) Xildhibaanad Xamza Sheekh Xuseen waxay Tacsti tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo familka uu ka geeriyoodey Gaashaanle sare Ducaale Ganaani Cuncun oo ka tisanaa Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho . Mas&#8217;uuliyiinta ayaa marxuumka eebe uga baryay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417721"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417726,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417721\/revisions\/417726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}