{"id":417676,"date":"2020-04-18T11:43:08","date_gmt":"2020-04-18T08:43:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417676"},"modified":"2020-04-18T13:07:48","modified_gmt":"2020-04-18T10:07:48","slug":"wararkii-ugu-danbeeyay-dunida-ee-xanuunka-corona-virus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wararkii-ugu-danbeeyay-dunida-ee-xanuunka-corona-virus\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay Dunida ee xanuunka Corona Virus"},"content":{"rendered":"<p>Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus\u00a0 ayaa gaaray 154,000 Adduunko idil ah, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland.<\/p>\n<p>Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan ayaa gaaray 700,000, hakaka Tirada dhimashada lagu sheegay 37,000.<\/p>\n<p>Dalka Spain tiradda guud dadka uu ku dhacay Cudurkan waxay gaartay 190,839, tirada dhimashaddana waxaa la sheegay 20,002, halka tiradda ka bogsatay ay gaartay 74,797.<\/p>\n<p>Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in 27 kiis oo hor leh kuwaasi oo qaba coronavirus, sida la\u00a0 xaqiijiyay dhammaan dadkan waxay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la leh Dalka Ruushka.<\/p>\n<div id=\"maincounter-wrap\">\n<div class=\"maincounter-number\">Ugu danbeeyntii Tiradda guud dadka Caalamka ee qaba xanuunkan ayaa gaaray 2,251,768 halka dhimashad ay mareyso 154,000 sidokalana 574,383 dad gaaraya ayaa bogsooday xanuunkan halista ah ee sameeyay inta badan dadka Caalamka.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus\u00a0 ayaa gaaray 154,000 Adduunko idil ah, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland. Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan ayaa gaaray 700,000, hakaka Tirada dhimashada lagu sheegay 37,000. Dalka Spain tiradda guud dadka uu ku dhacay Cudurkan waxay gaartay 190,839, tirada dhimashaddana waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417677,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417676","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417676"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417687,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417676\/revisions\/417687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}