{"id":417670,"date":"2020-04-18T09:23:12","date_gmt":"2020-04-18T06:23:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417670"},"modified":"2020-04-18T09:24:03","modified_gmt":"2020-04-18T06:24:03","slug":"xildhibaan-ka-tirsanaa-golaha-shacabka-oo-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-ka-tirsanaa-golaha-shacabka-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)\u2013Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan, Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo Maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanaa Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdiso ayaa Saaka geeriyooday sida Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) ay u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaan<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Marxuumka, ayaa sidoo kale ahaa xoghayaha guddiga maaliyadda ee golaha Shacabka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)\u2013Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan, Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka oo Maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanaa Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdiso ayaa Saaka geeriyooday sida Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) ay u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaan Allaha u naxariistee Marxuumka, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417671,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417670","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417670\/revisions\/417672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}