{"id":417645,"date":"2020-04-17T20:36:02","date_gmt":"2020-04-17T17:36:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417645"},"modified":"2020-04-17T20:36:02","modified_gmt":"2020-04-17T17:36:02","slug":"maamulka-gobolka-shabeelaha-dhexe-oo-joojiyay-degmooyinkii-loo-dalxiis-tegi-jiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-shabeelaha-dhexe-oo-joojiyay-degmooyinkii-loo-dalxiis-tegi-jiray\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo joojiyay degmooyinkii loo dalxiis tegi jiray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho: (SONNA) Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray si looga hortago cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Afhayenka Maamulka Gobalka Cabdinaasir Maxamuud Cali oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in mas\u2019uul ay iska saareen bad qabka bulshada ayna wadaan wacyi gelin looga hortagayo faafidda Coronavirus, sidoo kalena ay codsadeen in safarada dhulka ah ee lagama maarmaanka ah inay iska joojiyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Degmooyinka Gobalka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmahan degmooyinka Gobalka ka waday wacyi gelinta bulshada ee ku aadan COVID19, iyagoo kormeero ku sameeya goobaha bulshada ay isuga imaan jireen si loo ogaado dhaqan galinta dhowr qodob oo ay soo saareen maamulka Gobalka iyo Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho: (SONNA) Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray si looga hortago cudurka COVID-19. Afhayenka Maamulka Gobalka Cabdinaasir Maxamuud Cali oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in mas\u2019uul ay iska saareen bad qabka bulshada ayna wadaan wacyi gelin looga hortagayo faafidda Coronavirus, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417646,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417645","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417645\/revisions\/417647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}