{"id":417599,"date":"2020-04-16T14:01:32","date_gmt":"2020-04-16T11:01:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417599"},"modified":"2020-04-16T14:01:32","modified_gmt":"2020-04-16T11:01:32","slug":"howlgal-miino-saarid-ah-oo-ciidanku-ka-sameeyeen-waddada-isku-xirta-marka-iyo-janaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-miino-saarid-ah-oo-ciidanku-ka-sameeyeen-waddada-isku-xirta-marka-iyo-janaale\/","title":{"rendered":"Howlgal miino saarid ah oo ciidanku ka sameeyeen waddada isku xirta Marka iyo Janaale"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u badan si ay ugu dhibaateeyaan dadka adeegsanaya waddadaas muhiimka ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka, Janaraal C\/xamiid Dirir, ayaa howlgalka hogaaminayay, waxayna ciidanka ku guuleysteen in miinooyinkaas ka soo saaraan waddada isla markaana qarxiyaan.<\/p>\n<p>Film qaade, Sadaam Cali Maxamed, oo la socday howlgalkan ayaa soo sheegaya in ciidanka socod lug ah ku mareen deegaanka Buufow Bacaad oo u dhexeeya Marka iyo deegaanka Janaale.<\/p>\n<p>U jeedada howlgalkan ayaa taliyaha ciidanka dhulka waxaa u sheegey in ay xaqiijiyaan amniga deegaanada u dhexeeya Janaale iyo degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya in aysan jirin wax khasaare ah oo ciidanka ka soo gaaray intii lagu jirey howlgalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u badan si ay ugu dhibaateeyaan dadka adeegsanaya waddadaas muhiimka ah. Taliyaha ciidanka dhulka, Janaraal C\/xamiid Dirir, ayaa howlgalka hogaaminayay, waxayna ciidanka ku guuleysteen in miinooyinkaas ka soo saaraan waddada isla markaana qarxiyaan. Film qaade, Sadaam [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417600,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417599","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417601,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417599\/revisions\/417601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}