{"id":417592,"date":"2020-04-16T08:19:56","date_gmt":"2020-04-16T05:19:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417592"},"modified":"2020-04-16T08:27:21","modified_gmt":"2020-04-16T05:27:21","slug":"mareykanka-oo-xoojinaya-sharciga-kala-fogaanshaha-bulshada-ee-ka-hortagga-faatidda-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-xoojinaya-sharciga-kala-fogaanshaha-bulshada-ee-ka-hortagga-faatidda-covid-19\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Xoojinaya Sharciga Kala Fogaanshaha Bulshada ee ka hortagga faatidda covid-19"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Daraasad ay samaysay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykan ayaa tilmaamaysa in Mareykanku uu sii wadayo adeegsiga sharciga mamnuucaya isu dhowaan-shaha bulshada isla markaana uu sii shaqayn doono ilaa inta laga gaarayo sanadka 2022, iyadoo ujeedaduna tahay xakameynta faafitaanka Viruska Corona oo si xoog leh u saameeyey dalka Maraykanka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sharciga kala fogaanshaha dadka ayaa laga maarmi doonaa haddii ay sii xoogaysatto awoodda Maraykanku u leeyahay kahor tagga Crona Virus ama la helo daawo ama tallaal looga \u00a0hortagi karo cudurkaas.<\/p>\n<p>Jaamacadda Harvard waxay tusaale usoo qaadatay tallaabooyinka ay qaateen dalalka\u00a0<strong>South Korea iyo Singapore<\/strong>, iyagoo si adag u hirgeliyay kala fogaanshaha bulshada iyo in la xayiro dhamaan goobaha la isugu yimaado, waxayna Jaamacaddu tilmaantay in Maraykanku uu u baahan yahay inuu sii adkeeyo ku dhaqanka tallaabooyinkaas oo kale.<\/p>\n<p>Daraasada Jaamacadda Harvad ee Maraykanka waxaa sidoo kale lagu tilmaamay in saamaynta Crona Virus uu u gaystay dalka Maraykanka iyo guud ahaan caalamka kale ay u badan tahay inay cawaaqib xumo dhaqaale oo caalamka wada gaarta ay ka dhalan karto, haddii aan si adag loola dagaalamin oo lasoo afjarin Crona Virus.<\/p>\n<p><b>W\/Q: Zakariye Khaliif Faarax<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Daraasad ay samaysay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykan ayaa tilmaamaysa in Mareykanku uu sii wadayo adeegsiga sharciga mamnuucaya isu dhowaan-shaha bulshada isla markaana uu sii shaqayn doono ilaa inta laga gaarayo sanadka 2022, iyadoo ujeedaduna tahay xakameynta faafitaanka Viruska Corona oo si xoog leh u saameeyey dalka Maraykanka. Sharciga kala fogaanshaha dadka ayaa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417592","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417592"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417592\/revisions\/417598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}