{"id":417589,"date":"2020-04-16T08:06:37","date_gmt":"2020-04-16T05:06:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417589"},"modified":"2020-04-16T08:06:37","modified_gmt":"2020-04-16T05:06:37","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-xaqiijisay-20-kiis-hore-leh-oo-covid-19-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-xaqiijisay-20-kiis-hore-leh-oo-covid-19-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xaqiijisay 20 kiis hore leh oo Covid-19 ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradad Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo nuqul kamid ah uu soo gaaray warbaahinta Qaranka ayaa lagu yiri&#8221;. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda Caabuqa COVID-19, waxay idinla wadaagaysaa qodobadan:<\/p>\n<p>&gt; Kadib baaritaan xaqiijineedyo cusub oo la sameeyay 24-kii saacadood ee dumbaysay, waxaa soo kordhay 20 xaaladood oo cusub, taas oo ka dhigaysa tirada guud ee xaaladaha la xariira Caabuqa COVID-19 80 xaaladood.<\/p>\n<p>&gt; Waxaan bulsahda kula dardaarmaynaa inay taxadaraan, guryahoodana joogaan dadka da\u2019da ahna si gaar ah uga taxdaraan.<\/p>\n<p>&gt; Haddii aad isku aragto calaamadaha Caabuqa COVID-19, isku karatiil meel gaar ah, kana fogow xubnaha kale ee qoyska, lana xariir 449 si laguu siiyo talo caafimaad.<\/p>\n<p><strong>Tirada guud kiisaska la xaqiijiyay: 80<\/strong><\/p>\n<p><strong>Kiisaska cusub maanta: 20<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tirada Bogsootay: 2<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tirada Dhimashada: 5<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradad Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo nuqul kamid ah uu soo gaaray warbaahinta Qaranka ayaa lagu yiri&#8221;. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda Caabuqa COVID-19, waxay idinla wadaagaysaa qodobadan: &gt; Kadib baaritaan xaqiijineedyo cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417590,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417589","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417591,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417589\/revisions\/417591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}