{"id":417546,"date":"2020-04-15T08:47:17","date_gmt":"2020-04-15T05:47:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417546"},"modified":"2020-04-15T08:47:41","modified_gmt":"2020-04-15T05:47:41","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-bogaadisay-dowrka-dhaqaatiira-ay-ka-qaadanayaan-xakameynta-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-bogaadisay-dowrka-dhaqaatiira-ay-ka-qaadanayaan-xakameynta-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo bogaadisay dowrka dhaqaatiirta ay ka qaadanayaan xakameynta COVID-19"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho,(SONNA)\u2014<\/strong>\u00a0Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan badbaadinta shacabka iyo dagaalka loogu jiro Xakameynta faafitaanka COVID-19.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in sideed kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed laga helay COVID-19 maadaama dhaqaatiirtu yihiin dadka safka hore uga jira la dagaallanka cudurkan, naftoodana u huraya, si ay u badbaadiyaan bulshada inteeda kale.<\/p>\n<p>Dhaqaatiirta cudurku haleelay iyaga oo gudanaya waajibaadkooda iyo dhammaan dadka kale ee COVID-19 uu soo ritay ayay wasiir Fowsiya Allah uga bariday inuu caafimaad deg deg ah siiyo.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ayaa ku celisay in dowladdu ay dadaalkeeda isugu geneysyo sidii dalka iyo dadka looga badbaadin lahaa qatarta COVID-19, waxayna bulshada ugu baaqday inay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ayna qeyb ka noqdaan qorsha wadajirka ah ee naf-badbaadinta.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay caddeysay in ilaa hadda aysan soo kordhin xaalad cusub oo COVID-19 ah hase yeeshee ay jiraan baaritaanno la sameeyay oo jawaabahooda la sugayo inay dhawaan soo baxaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)\u2014\u00a0Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan badbaadinta shacabka iyo dagaalka loogu jiro Xakameynta faafitaanka COVID-19. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in sideed kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed laga helay COVID-19 maadaama dhaqaatiirtu yihiin dadka safka hore uga jira la dagaallanka cudurkan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417547,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417546","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417546"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417568,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417546\/revisions\/417568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}