{"id":417533,"date":"2020-04-14T14:32:02","date_gmt":"2020-04-14T11:32:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417533"},"modified":"2020-04-14T14:36:27","modified_gmt":"2020-04-14T11:36:27","slug":"bandow-caawa-ka-billaabanaya-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bandow-caawa-ka-billaabanaya-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Bandow Caawa ka billaabanaya Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka\u00a0 Hirshabeelle Xilibaan,\u00a0 Maxamed\u00a0 Cabdiraxmaan Kheyre\u00a0 oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa\u00a0 Salaada Cisho\u00a0 wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle\u00a0 uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona illaa Salaadda Subax, kaas oo looga golleeyahay\u00a0 ka hortaga Cudurka Covid19.<\/p>\n<p>Laamaha amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay\u00a0 dhaqan galiyaan amarrada lagu soo rogay degaannada Hirshabeelle<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa mas&#8217;uuliyiinta 2 da Gobal ugu baaqay inay ka qey qaataan la dagaallanka qaadka oo si qarsoodi ah loosoo galiyo qeybo ka mid ah Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka\u00a0 Hirshabeelle Xilibaan,\u00a0 Maxamed\u00a0 Cabdiraxmaan Kheyre\u00a0 oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa\u00a0 Salaada Cisho\u00a0 wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle\u00a0 uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona illaa Salaadda Subax, kaas oo looga golleeyahay\u00a0 ka hortaga Cudurka Covid19. Laamaha amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay\u00a0 dhaqan galiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417534,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417535,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417533\/revisions\/417535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}