{"id":417513,"date":"2020-04-14T12:05:34","date_gmt":"2020-04-14T09:05:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417513"},"modified":"2020-04-14T12:05:34","modified_gmt":"2020-04-14T09:05:34","slug":"imaaraatka-iyo-who-oo-soomaaliya-ugu-deeqay-qalab-caafimaad-oo-lagula-tacaalo-corona-virus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/imaaraatka-iyo-who-oo-soomaaliya-ugu-deeqay-qalab-caafimaad-oo-lagula-tacaalo-corona-virus\/","title":{"rendered":"Imaaraatka iyo WHO oo Soomaaliya ugu deeqay Qalab caafimaad oo lagula tacaalo Corona virus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowlada Imaaraatka Carabta, oo kaashaneysa hey\u2019adda Qaramada midoobay u qaabbilsan caafimaadka ee (WHO) ayaa waxay Somaaliya u soo dirtay Diyaarad gargaar oo sidda 27 tan oo ah Agab caafimaad ah oo lagula tacaalo cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Diyaaraddan ayaa sidday 7 tan oo gargaar ah oo ay Dowladda Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliya, iyo 20 tan oo (WHO) uga deeqay Soomaaliya, iyadoo Agabkaan Caafimaad lagu wareejiyay Wasaaradda caafimaadka ee DFS.<\/p>\n<p>Deeqdan ayaa waxa ay Dowladda Somalia ka caawineysaa in ay qalabeyso goobaha lagu daweeyo dadka uu soo rito xanuunka Corona virus iyadoo sidoo kale u suura galin doonta shaqalaha cafimaadku iney si dardar leh ula tacaalaan cudurkan.<\/p>\n<p>Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Danjire, Mohammed Ahmed Al-Othman Al Hammadi, ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadku ay taageero buuxda la garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka soomaaliyeed xilligaan adag si loo xoojiyo dadaallada looga hortagayo COVID-19.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowlada Imaaraatka Carabta, oo kaashaneysa hey\u2019adda Qaramada midoobay u qaabbilsan caafimaadka ee (WHO) ayaa waxay Somaaliya u soo dirtay Diyaarad gargaar oo sidda 27 tan oo ah Agab caafimaad ah oo lagula tacaalo cudurka Corona Virus. Diyaaraddan ayaa sidday 7 tan oo gargaar ah oo ay Dowladda Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliya, iyo 20 tan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417514,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417513","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417513\/revisions\/417515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}