{"id":417379,"date":"2020-04-11T11:22:09","date_gmt":"2020-04-11T08:22:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417379"},"modified":"2020-04-11T12:54:38","modified_gmt":"2020-04-11T09:54:38","slug":"raiiisulwasaarihii-hore-ee-soomaaliya-nuur-cadde-oo-lagu-aasay-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiiisulwasaarihii-hore-ee-soomaaliya-nuur-cadde-oo-lagu-aasay-london\/","title":{"rendered":"R\/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo lagu aasay London."},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa magaalada London maalinimadii shalay,oo ay taariikhdu aheyd 10-ka April lagu aasay Ra&#8217;iiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo \u00a0kowdii bishaan ku \u00a0geeriyooday dalkaasi.<\/p>\n<p>Dabayaqaadii bishii tagtay ee Maarso ayaa laga helay cudurka Corona Virus markii\u00a0 uu isku arkay calaamadaha cudurka ayuu tagay Isbitaalka King ee London oo ay ugu dambeyn geeridu ku haleeshay.<\/p>\n<p>Alaha u naxariistee Madaxweynihii dowladii KMG aheed Cabdullaahi Yuusuf Axmed\u00a0 \u00a0ayaa bishii November 2007 u magacaabay Ra&#8217;isulwasaare wuxuuna xilkaasi hayay ilaa February 2009 kii<\/p>\n<p>waxaa lagu xasuustii kaalintii\u00a0 uu ka qaatay wadahadaladii xukuumadiisii xiligaa iyo Isbahaysigii dib\u00a0 u xoreynta ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed wadahaladaasi oo ugu dambeyn lagu dhisay dowlad wadaag ah.<\/p>\n<p>Wuxuu dhashay 1938 nus qarno ka badan ayuu ka soo shaqaynayay hey&#8217;adaha dowliga ah ee Soomaaliya oo uu ka gaaray ilaa heer Ra&#8217;isulwasaare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa magaalada London maalinimadii shalay,oo ay taariikhdu aheyd 10-ka April lagu aasay Ra&#8217;iiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo \u00a0kowdii bishaan ku \u00a0geeriyooday dalkaasi. Dabayaqaadii bishii tagtay ee Maarso ayaa laga helay cudurka Corona Virus markii\u00a0 uu isku arkay calaamadaha cudurka ayuu tagay Isbitaalka King ee London oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417380,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417379","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417379"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417388,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417379\/revisions\/417388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}