{"id":417375,"date":"2020-04-11T10:54:59","date_gmt":"2020-04-11T07:54:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417375"},"modified":"2020-04-11T11:37:29","modified_gmt":"2020-04-11T08:37:29","slug":"ciidanka-xoogga-oo-wada-howlgallo-al-shabaab-looga-saarayo-deegaano-katirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-wada-howlgallo-al-shabaab-looga-saarayo-deegaano-katirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo wada howlgallo Al-shabaab Looga saarayo deegaanno ka tirsan Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Galkacyo (SONNA)\u2026Taliyaha qaybta 21-aad\u00a0 ee Ciidanka Xoogga Dalka\u00a0 C\/Casiis C\/Laahi &#8220;Qooje iyo ciidamo uu wato oo gaaray deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegay in kooxda argagixisada Al-shabaab laga saari doono goobaha teel-teelka ah ee ay weli ka joogaan Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta 21-aad oo la hadlaayey Shacabka Camaara ayaa u sheegey in Ciidamadu ay horay u sii socon doonaan, qorshohooduna yahay in la gaaro dhamaanba deeganada kale ee ay sida dhuumaaleysiga ah u joogaan maleeshiyada argagixisada Al-shabab.<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta 21-aad\u00a0 ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Galmudug C\/Casiis C\/Laahi &#8220;Qooje,waxa uu ugu baaqay \u00a0dadwaynaha in ay ciidamada Ku tageeraan hawlgalada nabad sugidda ah ee looga horjeedo kooxaha dhibaatooyinka ka wada deegaamadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacyo (SONNA)\u2026Taliyaha qaybta 21-aad\u00a0 ee Ciidanka Xoogga Dalka\u00a0 C\/Casiis C\/Laahi &#8220;Qooje iyo ciidamo uu wato oo gaaray deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegay in kooxda argagixisada Al-shabaab laga saari doono goobaha teel-teelka ah ee ay weli ka joogaan Gobolka Mudug. Taliyaha Qaybta 21-aad oo la hadlaayey Shacabka Camaara ayaa u sheegey in Ciidamadu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417376,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417375","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417375"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417384,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417375\/revisions\/417384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}