{"id":417334,"date":"2020-04-09T13:21:58","date_gmt":"2020-04-09T10:21:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417334"},"modified":"2020-04-09T13:36:36","modified_gmt":"2020-04-09T10:36:36","slug":"duqa-muqdisho-oo-maanta-dhagax-dhigay-wajiga-3aad-ee-waddada-janaraal-daauud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-maanta-dhagax-dhigay-wajiga-3aad-ee-waddada-janaraal-daauud\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay wajiga 3aad ee waddada Janaraal Daa\u2019uud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Muqdisho:(SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wajigii 3-xaad ee dhismaha wadada Janaraal Daa\u2019uud oo dhaxmarta degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabada, gaar ahaan wadada isku xirta Isgoysyada Boondheere iyo Siinaay oo ah waddo aad u burbursan oo isticmaalkeeda ay bulshada dhibaatooyin kala duwan kala kulmi jireen.<\/p>\n<p>Wadadan ayaa ka mid ah wadooyinka aadka loo isticmaalo, waxayna martaa suuqa Siinaay oo kulmiya degmooyinka Boondheere, Warta Nabada iyo Yaaqshiid.<\/p>\n<p>Waxaa dhagaxdhigga Duqa Magalaada ka sokow goobjoog ka ahaa Qaar ka mid ah ku xigeenaddiisa, Agaasimayaasha, Gudoomiyaha Degmada Boondheere iyo Gudoomiyaasha Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Muqdisho:(SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wajigii 3-xaad ee dhismaha wadada Janaraal Daa\u2019uud oo dhaxmarta degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabada, gaar ahaan wadada isku xirta Isgoysyada Boondheere iyo Siinaay oo ah waddo aad u burbursan oo isticmaalkeeda ay bulshada dhibaatooyin kala duwan kala kulmi jireen. Wadadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417335,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417334","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417334"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417334\/revisions\/417339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}