{"id":417328,"date":"2020-04-09T11:25:39","date_gmt":"2020-04-09T08:25:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417328"},"modified":"2020-04-09T11:40:09","modified_gmt":"2020-04-09T08:40:09","slug":"guddoomiyaha-gobolka-sh-hoose-oo-sheegay-in-uu-dhow-yahay-xal-ka-gaarista-colaadda-wanla-weyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-sh-hoose-oo-sheegay-in-uu-dhow-yahay-xal-ka-gaarista-colaadda-wanla-weyn\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose oo sheegay in uu dhow yahay xal ka gaarista colaadda Wanla weyn"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo \u00a0hor dhac ah ka dib markii la kala qaaday kooxihii ku \u00a0dagaalamaayey halkaasi.<\/p>\n<p>Guddoomie Najax oo la hadlay\u00a0 qaar ka mid ah dadka ku nool degmada\u00a0 Wanlaweyn \u00a0ayaa digniin u diray shakhsiyadka hubeysan ee ka dambeeyay dagaal beeledyadii ka dhacay degmadaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa xusay in aan la aqbali doonin in dadkii dhibaatada ka geystay Wanlaweyn in ay sii joogaan,sidaa daraadeedna\u00a0 gacanta lagu soo dhigi doono cid kasta oo ka qeybgashay dagaaladii dhexmaray labadaasi beelood eek u dgaalamay halkaai.<\/p>\n<p>.\u00a0Ibraahim Aadan Cali Najax waxa uu sheegay in uu dhow yahay xalka dagaaladii ka dhacay Wanla Weynm sidaa daraadeedna loo baahan yahay \u00a0in ciidamada ay u howlgalaan gudasha waajibaadka xagga amniga ah ee ay u xilsaaran yihiin,isagoo dhinaca kalena qirau in caddaaladda la horkeeni doono cid kasta oo geysatay dhibaatooyin bini\u2019aadanimo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo \u00a0hor dhac ah ka dib markii la kala qaaday kooxihii ku \u00a0dagaalamaayey halkaasi. Guddoomie Najax oo la hadlay\u00a0 qaar ka mid ah dadka ku nool degmada\u00a0 Wanlaweyn \u00a0ayaa digniin u diray shakhsiyadka hubeysan ee ka dambeeyay dagaal beeledyadii ka dhacay degmadaasi. Gudoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417329,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417328","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417328"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417333,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417328\/revisions\/417333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}